The eye of somaliland news

Thursday, 26 November 2009

MUDANE MADAXWAYNE DAHIR BADAL CISMAN HINDI

WAXAN AAD IYO AAD UGA XUMAHAY IN SIYASIGA WAYN EE MUDANE AXMED MAXAMED MAXAMUD SIILANYO
 
uu ujawabo cismaan hindi oo waxa uu yahayba yaryahay,cismaan hindi waa nin la yaqaano oo xafada xunxun an ka dhamaan hargaysa wana nin fashilinaya xusbiga qaaliga ah ee madaxwaynii hore inoo dhisay  ee udub, ururka dumuqradiyada umada bahowday,(united peoples Democratic party)hadaba waxa nasiib daro ah yada oo somaliland ay siyasada geeska africa meel sare ka marayso in nin masuula laga dhigo cismaan hindi. oo aynu naqaan waxa uu yahay. oo siilanyo ku soo daray miiska siyasiyiinta tana waxay ka dhigantahay  cirtaa dhantaa caydaa taqaan, hadaba waxa anu leenahay mudane  axmed maxamed maxamuud silanyo ha u jawaabin    cismaan hindi iyo nooca, qaranka dhan ceebaynayaa , waa nin siyaasada moodaya cismaan hindi mato fara badan oo laga dhex muuqo buu mooda in uu siyasi yahay ee cismaan hindi maha nin garanaya milgaa siyasada maha nin garanaya xarago hadalka maha nin hadalka golaa iyo ka marka haween ka la la hasawoyo kala yaqaan,cisman hindi waa nin faanbadan oo waliba jecel in uu usheekeeyo haween badan iyo rag an wax cilmiya lahayn,
sidaa daradeed waxan leeyahay cismaan hindi waxa uu dilayaa sharafta xusbiga udub ee wadanka ugu horeeyay xusbi qaran
markaa waxan ka codsanayaa anoo muwaadina oo jecel dadkiisa in madax wayne mudane riyaale,  mudane maad cismaan hindi xilka ka wareejisaan ilaah ban ku gu dhaarshee madaxwayne mudane xilka ka wareeji cismaan hindi malaa iigtaa inaga tagaysee,wayo maha in calamku ina maqlaa inaga oo isku sheegayna balaayo an inoo dhawayn oo afduuban oo koonfurwashay in ay xusbiya deenu isku sheegan, maha siyasad waxasi  ee waa balayo uyeedhasho markaa cismaan hindi ma fahmin siyasada ee waa dhexboodayaa bahasha miyaa nu ogayn in siyasadu tahay malinba geedka hadhkiisa oo shalay xafiiska kulmiye fadhiyi jirin,ma nin ka dad kiisa iyo madax da sare ku sheegaya balayo afduuban oo laga ducaysto xiligan,
hadaba waxan umada u sheegaya in an meel lagu gaadhayn nin ka dadka xumaynaya ee balayada wadaa dantiina maha
nin ka madaxda iyo sharafka umada dilaayaa maha shacabka somaliland ee samirka badan ee sharafta leh in la dhex dhigaa colaad balayana loo gu yeedha dadkaaga sida sarakiisha koonfurta ee dadkooda cuna,udub iyo kulmiyeiyo ucud waxu ba waa
somaliland wana dad keenii  ee ma fiicna in si xun wax loo doona siyasiyiinta sharaxana waa dadkeena ee maha in la caaya oo balayo lagu sheega markaa cismaan hindi wuu ka dhacay kursigii milgaa siyasada
 
                                wabilahi towfiiq by saleebaan mohamud dhiidhi(dhagawayne)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *